Hamda Home Decor
Hamda Home Decor
  • 891
  • 12 291 695

Відео

NIN KASTO GABAR XUMEYA CEEBTAN AYAA SUGEE ARIMAHENA INOW SIDAN YELAY WA?
Переглядів 11 тис.День тому
NIN KASTO GABAR XUMEYA CEEBTAN AYAA SUGEE ARIMAHENA INOW SIDAN YELAY WA?
MUNIIRA INAAD MAXAMAD BUSKOT KU LABATID MIYAD CADAW KU YELATAY. 😚.
Переглядів 22 тис.День тому
MUNIIRA INAAD MAXAMAD BUSKOT KU LABATID MIYAD CADAW KU YELATAY. 😚.
FARTUUN HAPPY. QIYANO MIYEY SAMEYSAY MASE GOAN FCN AYEY QADAY 😘😘
Переглядів 20 тис.День тому
FARTUUN HAPPY. QIYANO MIYEY SAMEYSAY MASE GOAN FCN AYEY QADAY 😘😘
MUNIIRA MAXAA SABABAY INEEY POLIC U KENTO MAXAMED BUSKOT . WILKA YARSE HALKE LUGU HAYA .🥲
Переглядів 9 тис.День тому
MUNIIRA MAXAA SABABAY INEEY POLIC U KENTO MAXAMED BUSKOT . WILKA YARSE HALKE LUGU HAYA .🥲
OMAAR BARBAR. ILLUMINATI MIYA HEYSATA MASE. TARGETED INDIVIDUAL MIYAA. 666 MASE TAQAN 🥲
Переглядів 7 тис.День тому
OMAAR BARBAR. ILLUMINATI MIYA HEYSATA MASE. TARGETED INDIVIDUAL MIYAA. 666 MASE TAQAN 🥲
RUNTO WAA XANUUN BADAN TAHAY. MAXA QAYLADA KENTA 🤣
Переглядів 16 тис.2 дні тому
RUNTO WAA XANUUN BADAN TAHAY. MAXA QAYLADA KENTA 🤣
CILANKI AROSKEYGA WALIDKEYGA. IGA DHIBAAY. ./ QISADA FARTUN HAPPY MAXA KAGA BAXAY.☺️
Переглядів 54 тис.2 дні тому
CILANKI AROSKEYGA WALIDKEYGA. IGA DHIBAAY. ./ QISADA FARTUN HAPPY MAXA KAGA BAXAY.☺️
MASKINKi WAA ISKUGU TAGEEN MAXAMED BUSKOT AHAAY ILA OOW MIISKA HOOS GALO 🤣🤣
Переглядів 13 тис.2 дні тому
MASKINKi WAA ISKUGU TAGEEN MAXAMED BUSKOT AHAAY ILA OOW MIISKA HOOS GALO 🤣🤣
MESHAN WAXA TAGI KARTA KALIYA HOOYO NAFTEDA JECEL. CABAYADI . LAWADA SUGAYAY WA TAN 🥰
Переглядів 6 тис.14 днів тому
MESHAN WAXA TAGI KARTA KALIYA HOOYO NAFTEDA JECEL. CABAYADI . LAWADA SUGAYAY WA TAN 🥰
YAA SIDAN YELAY . MUNIIRA YAA SOO QARXIYAY 🥲MAXMEDSE YAA KA DOBAAY MUQALKA
Переглядів 23 тис.14 днів тому
YAA SIDAN YELAY . MUNIIRA YAA SOO QARXIYAY 🥲MAXMEDSE YAA KA DOBAAY MUQALKA
MA JIRO. NIN WALSHIS LA RABA NIN FAQIRA LKIN WA JIRA RAG RABA DUMARKA AAN WAX ?
Переглядів 10 тис.14 днів тому
MA JIRO. NIN WALSHIS LA RABA NIN FAQIRA LKIN WA JIRA RAG RABA DUMARKA AAN WAX ?
SERENA WATERPARK/. MESHAN WAAD KA HELI DONTA HADAD CARUR LE DAHAY
Переглядів 4,4 тис.14 днів тому
SERENA WATERPARK/. MESHAN WAAD KA HELI DONTA HADAD CARUR LE DAHAY
WAXA LAYGO TUHMA SAX MIYAA. MAXASE KENAY INAAD WAXAS IGA SHAKISAN 🥱🥱
Переглядів 7 тис.14 днів тому
WAXA LAYGO TUHMA SAX MIYAA. MAXASE KENAY INAAD WAXAS IGA SHAKISAN 🥱🥱
TALADAN NAFYEYDA SIIN LAHAY MANTA KU SINA.
Переглядів 9 тис.14 днів тому
TALADAN NAFYEYDA SIIN LAHAY MANTA KU SINA.
ROUTIN GALABTI . CASIRYO IYO CASHO 💪💪🥰
Переглядів 3,6 тис.21 день тому
ROUTIN GALABTI . CASIRYO IYO CASHO 💪💪🥰
MUNIIRA MUQAAL AYAAN KA HAYAA MAXAMED BUSKOT . XALKA MA FCNA 😔
Переглядів 25 тис.21 день тому
MUNIIRA MUQAAL AYAAN KA HAYAA MAXAMED BUSKOT . XALKA MA FCNA 😔
SOO DHAWEYN QURUX BADAN AYAA DALKA FINLAND LAYGOGO SAMEYAY. MAHAD SANIDIN DHAMANTIN 🥰✌️
Переглядів 5 тис.21 день тому
SOO DHAWEYN QURUX BADAN AYAA DALKA FINLAND LAYGOGO SAMEYAY. MAHAD SANIDIN DHAMANTIN 🥰✌️
VLOGG WITH MY FAMILY . VLOGG. ISKU BADALAY SHUKANSI. MAA NOLI🤣🤣
Переглядів 10 тис.21 день тому
VLOGG WITH MY FAMILY . VLOGG. ISKU BADALAY SHUKANSI. MAA NOLI🤣🤣
TANA WAA I DHIMANEYD SUBHALLH XALAY DAHIR MAXKAMADISA WAX YAR KAMA DHACIN 🥲🥲
Переглядів 11 тис.21 день тому
TANA WAA I DHIMANEYD SUBHALLH XALAY DAHIR MAXKAMADISA WAX YAR KAMA DHACIN 🥲🥲
MANTA WAX HADAN LAGA QABAN AISHA HALIS AYEY GALI DONTA SOMALIYEY
Переглядів 10 тис.21 день тому
MANTA WAX HADAN LAGA QABAN AISHA HALIS AYEY GALI DONTA SOMALIYEY
VLOG/ SHOPING 🛍️🛍️
Переглядів 6 тис.21 день тому
VLOG/ SHOPING 🛍️🛍️
MUNIIRA HADEY ATTENTION RADIS AHEYN MAXEY SAAN UGO GASHAY SHIIQ ABU DALXA ??
Переглядів 18 тис.28 днів тому
MUNIIRA HADEY ATTENTION RADIS AHEYN MAXEY SAAN UGO GASHAY SHIIQ ABU DALXA ??
MUNIIRO NINKEYGO I QABA AYAAN GURSADAY MAXAMED BUSKOT. SUBHANLLAH 🥲🥲
Переглядів 22 тис.28 днів тому
MUNIIRO NINKEYGO I QABA AYAAN GURSADAY MAXAMED BUSKOT. SUBHANLLAH 🥲🥲
MUNIIRO ADIGA IS DULMAY . MAXAMED BUSKOT KUMA DILMIN . XAQIQDA WA TAN .AWAAY??
Переглядів 37 тис.28 днів тому
MUNIIRO ADIGA IS DULMAY . MAXAMED BUSKOT KUMA DILMIN . XAQIQDA WA TAN .AWAAY??
HESTA SALAX SANAG ANIGA AYA LEYGA QORAAY. GURI CEEL WA I GABILEY 🥲🥲🥲
Переглядів 4,6 тис.Місяць тому
HESTA SALAX SANAG ANIGA AYA LEYGA QORAAY. GURI CEEL WA I GABILEY 🥲🥲🥲
ROUTINKA MANTA. WAXA UGO FCN EE LAYSKO QURXIYO JIKADADA AYEY YALAN
Переглядів 8 тис.Місяць тому
ROUTINKA MANTA. WAXA UGO FCN EE LAYSKO QURXIYO JIKADADA AYEY YALAN
GABAR CAANA OO NINKEDO XANUN HALIS KU RIDAY . ISKA ILALI DHAGARTA DADKA QABA XANUNKAN 🥲🥲
Переглядів 7 тис.Місяць тому
GABAR CAANA OO NINKEDO XANUN HALIS KU RIDAY . ISKA ILALI DHAGARTA DADKA QABA XANUNKAN 🥲🥲
ILEEN CEEB LOMA DHINTO RUUX DHORSAN AYAAN HELA RUUX DHORSAN
Переглядів 9 тис.Місяць тому
ILEEN CEEB LOMA DHINTO RUUX DHORSAN AYAAN HELA RUUX DHORSAN
XAQO SOO DAGDAGI OGAA HANAD CODSIRA AYAA LAHA KENAY ASAGO XAFSA CAYNA
Переглядів 11 тис.Місяць тому
XAQO SOO DAGDAGI OGAA HANAD CODSIRA AYAA LAHA KENAY ASAGO XAFSA CAYNA

КОМЕНТАРІ

  • @munaibrahim2054
    @munaibrahim2054 23 години тому

    👌👌👌👌👌

  • @AsiaMohamud-np9ls
    @AsiaMohamud-np9ls 23 години тому

    Wlhi kula fikir ayaa ahay maanta 100% gabdho badan gabadha ku diganaa ayaa jiro

  • @iqraabdi3481
    @iqraabdi3481 23 години тому

    Gabadhii saas samaysa halaku inkiro waa sax ado qalanjaa maxaa ku qayiray Maxaa qudbo siro u egeeyey iyadoo si fcn walidkeed loogu soo donan kro sow iyadu taa kama dooran Cajiib dumarkeena anaga meshas is dhignay Ishis laga arkaa ushiis lagu tumaa Lax walbana meshy is dhigtaa lagu qalaa Goorman wax fahmaynaa Imiso sheeko oo noocas oo kale ah baan maqalnay lkn hadana still wixii naloogo digo Lee kusoconaa Abaayo dumarka somaliyeed wad ku daashay Ee shakadu waa nin walbow naftaada nabiyow umadaadu bay hada sheekadu maraysaa

  • @iqraabdi3481
    @iqraabdi3481 23 години тому

    Inuu ku inkiray ma adaa marqaati u ah

  • @hayat-q8y
    @hayat-q8y День тому

    Na dadka haku xadgudbin waxkasto wan aragna lkn adi waxada waa ka badbadis Ikran arinteda wala xaliyey iney xaqeda hesho rajeyna i.n e mss xukmisoy views raadiska badan joji😂

  • @aminaali8263
    @aminaali8263 День тому

    Waa runta ❤❤❤❤

  • @HamdaHashi-g8w
    @HamdaHashi-g8w День тому

    Hamdi karti bdan qiimabdan saa kutaagero wlhi qofna uma taagero marwlba video ydada cuntada iyo shaqada ku qbtaa❤nolow xbbtih

  • @user-er8vd8qq7e
    @user-er8vd8qq7e День тому

    Haa wllhi say isku dufaacayaan layaabay

  • @xidiigtareersool2729
    @xidiigtareersool2729 День тому

    Aniga Naagta ila khaldan naag sinaysatay oo ilmo dhashay ileen hadan indhaha layska ridayn meheerxadku inu xaraan yahay qofkasta og oo waliba lagu biilo kuwii sharafta lagu guursadanba waxba lasiine Naa xishood baan lenahay ninka adiga raadsadaye ciid kugu khasabtay ma jiirte Somalidu runta iskuma sheegto😒

  • @bilanbabdulahi8442
    @bilanbabdulahi8442 День тому

    Sax abayo, gabadhaas xaliya af Somaali miyaa, haday xalinaayan shalay mayna soo oydeen😢😢😢😢

  • @omfatmaaqeeli5240
    @omfatmaaqeeli5240 День тому

    Masha allah 👌

  • @qadroomar4143
    @qadroomar4143 День тому

    Wee xaliyeeeen biilna wee siyaaan maxee u qaban lahayeeen naaaagtaan ayada isku keenty waxa ku dhacay

  • @queen22-r7p
    @queen22-r7p День тому

    😂😂😂 gabadhaha somaliyeed

  • @umusuleym9441
    @umusuleym9441 День тому

    Walid ilmihisa xanun la rabo ma jiro ogow midaas ma jirto gabar la waninin lalatalin wa sbbta lo dhhy hadal wayeel hadi la maqli lahaa waraabo woxo cuno ma heleen Midna ogow qadrka kunsano woka weynyhy naf iyo sheydaan ku xariiro

  • @xaliimoxaliimo1782
    @xaliimoxaliimo1782 День тому

    naa wll ma adaa og akhiradad ma viyuus baa ka ga qalisan

    • @fardosa1236
      @fardosa1236 День тому

      Bisinka maxaa ogaansho keenay qof dhan ayaaba dacwo ah oo hadlaayo ilmaaba joogo ee xaqiiqda kale ee aad rabtaa waa maxay dadku ha is qabsadaan dulmigana hadaayaan intaa ayuunbaa laraadinayaa

    • @muniiroali
      @muniiroali День тому

      DNA baa laga qaday arimaheena asagana dhalay abaayo

  • @habonaden2080
    @habonaden2080 День тому

    the girl is as responsible as ARIMAHEENA. this kind of nonsense happens in life. where was the girl's dad 4️⃣ years ago.? where were the girl's brothers 4️⃣ years ago? where were the girl's uncles 4️⃣ years ago? Where were all these people 4️⃣ years ago? Apparently, she was born from a big tribe!! 🙄. Why 4️⃣ years ago did we not save the girl's honor and ask the HAGIO family for damages and interest.? my sister you also want to make money, stop pretending to tell the truth. The girl came on social networks just to ask for money and we gave her the money 💵💵💵 that's all. ✌️

  • @AhmedJigga
    @AhmedJigga День тому

    Well Said.. Madame..! ...........You Are From The People Of Integrity And Honesty Who Not Only Practice What They Preach, But They Are What They Preach.......We Salute You..!

  • @salmomaxamedsanaag6220
    @salmomaxamedsanaag6220 День тому

    Wlhi xamdaay benta mha anagaa boholo iska turno bls an qadano talada xamdi alx ani wxbadan baad iga nadashay mhdsanid

  • @deqalula9707
    @deqalula9707 День тому

    Yaab wlaahi si kheyr Insha Allah 😢

  • @user-px8rv8zi9f
    @user-px8rv8zi9f День тому

    Xamdi qofkasta ilhy aya og waxad social media ka maqashey ha aaminin

    • @fardosa1236
      @fardosa1236 День тому

      Hadii qof ooyayo uu social media soo fadhiisto sidee aanu ku beeninaa ilaa qofkii dacwada laga ahaa imaado oo uu beeniyo qofkii soo hadlay ayaa ladulmiyey taas ayaan xaqiiq ah

  • @nuuraabdalla5927
    @nuuraabdalla5927 День тому

    Dadbaa reerkan qabiil kudifaacaaya lkn maalinkaan kabooday waxay ahayd maalintii gabadha wiilku kadhintay hal mid oo intuu soo fadhiistay utacsiyadeeyay malahan arimaheenu wuuba kujeesjeesay walaahi maalinkaas ayaan sub kala noqday dibna uumaan daawan daahir ma maantuu ogaaday markuu gabdh qabiilkiisa ah xumeeyay shalay qaladkooda wuu ku garab taagnaa gabadh somaliyeed waa gabadh somaliyeed qabiil malahan

  • @SaredoAbdi25
    @SaredoAbdi25 День тому

    Hamdiyey markhati kama tihid ilahay ba og qof haku hukmiyin dhinac kaliya laga yaba inay qudbariso Ku gursatay kadib kalatagayn isaga iyada ki khaldan iyo ki run shegayo ilahay ba og hamdiyey adna ka jog wayo arintan waxa dhacda inay waji kale yelato

    • @KoKoBULLE-its
      @KoKoBULLE-its День тому

      @@SaredoAbdi25 wlhi waa sax anaga hadii aan Somali nahy waxa ma iska xubsano lknse dagdaga waa cilmi sheg dan

    • @umusuleym9441
      @umusuleym9441 День тому

      Khudbo siro nagta cid ku qasabte mabjirte Khudba sirada badankeeyd wa daneesi wa sbbta lo qariyo

  • @Sheekojecel
    @Sheekojecel День тому

    Please Guys gacanta iisaara channel key allah dartiisa ha idhafin hadaa i arak tid allah ayan ku gu dhariyey

  • @aminaaden8681
    @aminaaden8681 День тому

    Somali wlaahi waa daad gaar iyo gardaro kala sareen hada reerkan ma iyaga khaldaan mise ikraan. Ikraan ila hada way khaldan tahay ruunti. Bloeddruk ilahay baa uukeenay

  • @fatumayusuf409
    @fatumayusuf409 День тому

    Keep going Ss❤❤❤❤

  • @ayaanmaygaag1761
    @ayaanmaygaag1761 День тому

    Imikan washimsi ku qaday arimahena ninkasta o gabadh ku xadguba wa in tuke canbarle laga dhigaa

  • @sucdimoha2157
    @sucdimoha2157 День тому

    Aad iyo aad

  • @KoKoBULLE-its
    @KoKoBULLE-its День тому

    Somalia 🇸🇴 tuba raca aan iska dhafno hadu qof so hadalo qofka kale ma xugmin karno abyo hamdi adigane waxa ku weydina qofkas aya waxa dhahy qofkas aya sidas dhahy qofkale waxa udhahy anaga ma ogno marka ma fcno aan waxa ka shegno waxa jiro alle aya og abyo mesha lama jogin anaga sow ma ogid waxas ina la isku cadabo abyo hadalkeyga xuman igama ahan dadkas waxa aqon ah xita uma lihi 👍🙏

    • @AhmedJigga
      @AhmedJigga День тому

      Intaad Aakhiradaadi Views Aad Siisatay Oo Reer Xaajow Daba Dhaqid Aad U Bilowday Ayaad Qoftaan Marwo Hamdi Home Decor Ah Ee Aakhiradeeda U Tudhaysa Aad Wacadinaysa ..........................Yartaay Please And Plaese Practice Yourself What You Preach...............................................Wa Laahu Aclam.

    • @KoKoBULLE-its
      @KoKoBULLE-its День тому

      @@AhmedJiggaSubaxnallah mgc igu qoran miya ku so ciley mise asad hajiyo aya iga dhax aragta waa yaab ma tihid qof cafimad qabo alle ha ku cafiyo abyo

    • @SumayasayidSossumaya
      @SumayasayidSossumaya День тому

      ​​@@AhmedJiggaqoftan maxa ku damab dhigey qoralkeyda miya ku dhax argtey reer hajiyo wll dulmiga iska dhaf mise mgc ugu qoran aya reerkas umaleysa 😂 xita waxey dhahdey dadka waxa aqon ah ma ulihi adiga hamdi miya lagu dhaha waxa qaldan kuma hadlin qoftan

    • @hayat-q8y
      @hayat-q8y День тому

      ​@@KoKoBULLE-itsaniga ikraan shalay wan la qiirodey xalay hadalkoda wax badan iga baxay gari alley taqanaye so dadkane sida badan cadalad uma hadlan ani haben hore iyo xalay isku mid ma ehen wax badan ba arkay e alle hana cafiyo dhamanten

  • @KoKoBULLE-its
    @KoKoBULLE-its День тому

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)❤👍

    • @AhmedJigga
      @AhmedJigga День тому

      Maxaa Dhakh Nabiga Baratay عليه آفضل الصلاة و السلام ...................Waar Waanu Ku Nacnay Markaad Walashaa Ka Hiilisay...........................Wa Laahu Aclam.

  • @user-su9gw3sc5f
    @user-su9gw3sc5f День тому

    Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @samiirabdallahi6184
    @samiirabdallahi6184 День тому

    Somalida yaa wax usheeko runta hadaa shee keysan or daha gabdhaha raqiiska laku guur sado ajaanibta hoosta ugu jiro misna nolol aana heysan silaca kunool iyo guwa raga somalida wax walbo iigo uqaba naayo maalin walbo meelaha kuxumeeyo ordaha wax usheeka

  • @Ruuney-nq6ly
    @Ruuney-nq6ly День тому

    Meelaa ogahay inee iska sooduubtaan iskugu soolaabateen indhaheena illah foolxumadaas matuso😂😂

  • @maamodixya5023
    @maamodixya5023 День тому

    Naagahn ayaga ku qanacsan wx wlba oo loo gaysto

  • @cawlnuur7605
    @cawlnuur7605 День тому

    Wll waa sinadii oo magac kale loo bixiyay

  • @queensaajida4918
    @queensaajida4918 День тому

    Fudeedka kuqaaday kuma dhigo😂wxbaa lahubsadaa

  • @user-cv8th6vc6u
    @user-cv8th6vc6u День тому

    Wlhii meeshay isdhigtay bay taal maxay u ooyee hada aabehed iyo hoyaded soma jooogin tankale kuma uusa inkirin ee iska sax qudbo siro maxa igeyay anoo aabehey iyo Adeerkey jogan naa nagaha iyaga qaldan ee qiimahooda haogaadan

  • @sharafmali8868
    @sharafmali8868 День тому

    Maashallah runta sheeg mar walbo hore u soco

  • @hibaqadan5184
    @hibaqadan5184 День тому

    Xamday illahay kacabsada iyo xaran taku dhaca maxey tahay qurba siroo wa xaran abyo

  • @user-gq5kq3pb8u
    @user-gq5kq3pb8u День тому

    Arinkan qodo bo badan ba ku jira Wa tan kowade gabdhan leh ilma laygu in Kiray horta ma carurba wa nag weyne se iyado inta le eg ilmo nin ugu inkiri kara o u u qudbo siraysan kara (lax waliba meshay is dhigta lagu qalaa) Wa tan xigte ninku qalad ma leh waxa uu iyada ku arkay bu sameyey wax kale u sameyey ma jirto tasna danbi ku leh Wa tan xigte 150 doller bu I siya bay tiri inta haday ba ka heshay may afkeda ka adkaato intaa say le'eg tahay may shaqaysato o danteda garato Daahir alasow gabdhan wangeda kama shaqayn kaliya iyada ayu sumcadeedi iyo qofnimadedi Mel uga dhacay waxan wax ka haraya ma ahan o wa vedio saas bu ku galay media . Qof aan isagu is garan waxa u yahay qofkale ma garto dumarka somaliyed in sidaas iyo si kadaran loo la dhaqmo iyaga sababsaday

  • @bluerain3282
    @bluerain3282 День тому

    Hamdi looks beautiful today Masha Allah

  • @bluerain3282
    @bluerain3282 День тому

    Qudbi siro is haram. May Allah help us

  • @miskiin236
    @miskiin236 День тому

    Gabdhuhu iyagaa iskugu wacan dhibkaas,berigii hore lama aqoon inuu yahay xaaraam hadase waa la yaqaan Gabadha waa in weligeeda laga doonto Zina waa Zina ama caruur dhal ama ha dhalin.

  • @aminaali8263
    @aminaali8263 День тому

    Daher waa gobe kudila kunolya waxa gali lehr ❤❤❤

  • @aminaali8263
    @aminaali8263 День тому

    Waa runta mashaalah ❤❤❤❤❤

  • @user-vi6lq6dm6o
    @user-vi6lq6dm6o День тому

    Waa xaran,, gudba siro

  • @shshss1192
    @shshss1192 День тому

    Waxa ila qurxoonan lehed ini arintan qariso bcs faarax aad qudbo siro ka yeeshy saas dhan looma eedenayo lkn ayada sharaf dhac isku sameysay oo hada bulshada dhan way ogaden wajiged iyo ciddi ka dhalaty iyo ina la qudbo sireesaty! Hadi qarsan lehed oo tawbad keeni lehed beri si tartiib bay u guursan karta ayado dheheso guur ba so maray. War gabdhow hada qaldantan ha is ceebenina. Arimaheena iyo kuwa lamidka eh gabdhaha ku ciyaaran mana kala jeclo marka gabar walbo sumcadeda ha ka fikirto.

  • @Watermelonxberry
    @Watermelonxberry День тому

    Subxaan Allah 💔😭🇸🇴🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻❤️

  • @Sukei-s3x
    @Sukei-s3x День тому

    Haa sax 😢 Allah so adeeyo wiilashena

  • @Sheekojecel
    @Sheekojecel День тому

    Please isoo Boqda channel key Somaliyey 1k igar siiya allah wax welbo jeceshahay hakusiiyo ha idhafin